Hormuud oo Maanta Boqol Kun oo Dollar u qeybisay carruur agoon ah (Daawo Sawirada)

Munaasabad ay sooo qabanqaabisay hayadda Hormuud Telecom Foundation oo lagu qabtay xaafadda Daarusalaam ee magaalada Muqdisho ayaa kun Carruur oo agoon ah waxa lagu guddoonsiiyey kaalmo loogu talagalay in qoysaska carruurtaasi ay u kaashadaan Afruka iyo ciidda.  Cabdullaahi Nuur Cismaan guddoomiyaha Hormuud Telecom Foundation oo kahadlay munaasabadda ayaa sheegay in Lacagta loo qaybiyey carruurtan agoonta … Continue reading Hormuud oo Maanta Boqol Kun oo Dollar u qeybisay carruur agoon ah (Daawo Sawirada)